Waa maxay AAA? Protocol lee ayuu shaqeegsadaa si uu u shaqeeyo?
Authentication: in lagu hubiyo qofka aad tahay
Authorization: Ressource gee laguu ogolyahay in aad Acces ku sameyso oo aad gasho?
Accounting: in lagula socdo oo uu jiro qof ku xisaabiyo oo kaa sareeyo.
AAA si uu shaqeeyo oo implementation loogu sameeyo waxa uu adeegsadaa labo protocol:
Radius: waxaa uu adeegsadaa si uu fariinta uu u qaado UDP protocol, xogta waa la diray balse ma ogaan kartid ama awood uma lihid in ay gaartay halka loogu Talo galay iyo in kale
TACACS+: waxaa uu adeegsadaa TCP protocol fariinta marka ay gaarto qofka loogu talo galay waad ogaaneysaa in ay gaartay iyo in kale.
farqiga kale ee u dhexeeyo ayaa ah:
Radius: waxaa encryption gareyso kaliya passwordka halka TACACS+ uu dhamaan encryption gareeyo.
Observation: Sidoo kale farqiga u dheexeeyo ayaa Radius Waa mid caan ah halka TACACS+ uu yahay protocol ay Cisco leedahy, Kaliyana ku shaqeeyo Cisco qalabkeeda oo kaliya.
Last changeda year ago